Dhageyso:Madaxweyne Gaas oo u Hanjabey Somaliland kuna eedeeyey inay Tageeraan Al-shabab

gaas

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah maamuladda deriska la ah Puntland ee Soomaliland inay taageeraan ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira Maamulka Puntland.

Madaxwyane Gaas waxaa uu sheegay in dawlada Somaliland ay taageerto oo ay fangareyso kooxda Al-shabaab ee dagaalada iyo qaraxyada ka wada Punland iyo Soomaliya, waxaanab kaloo uu sheegay in dhibaatada ururka Alshabaab ay ku dambayn doonto kuwa hadda soo abaabulaya ee Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.