Articles by admin
Daawo: Qaabkii uu dhacay Weerar Lagu Qaaday Hotel International Ee Magaalada Boosaso
Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib weerar ku qaaday Hotel Village ee ku yaala magaalada Boosaaso, iyadoo weerarka uu sababay dhimasho.
Banaanbaxyo lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka socda dalka iyo dibada
Banaanbax lagu Taageerayo Guusha Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa ka socda Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale inta badan Gobolada Dalka Soomaaliya. […]
Hambalyo:Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa noqday Maxamed C/llaahi Farmaajo
Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa Maxamed C/llaahi Farmaajo,waxaana Wareegii ugu dambeeyay Tanaasulay Madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu dhaariyay Isla Goobta lagu […]
4 Musharax usoo Gudbay wareega Labaad iyo warega labaad oo bilowday
Waxaa soo dhamaatay Codbixinta Wareegii Koowaad Ee Baarlamaanka Labada Gole ay Dhiibteen. Waxaana wareega labaad usoo baxay Xasan Shiiq Maxamuud oo leh 88 Cod, Farmaajo […]
Doorashada Madaxwaynaha oo bilaabanaysa goor dhow
Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa ka soconeysa hoolka logu talagalay in lagu qabto doorahada. xarunta Doorashada ayaa ku sii qul qulayaan Xildhibaannada baarlamaanka […]
Qasaaro ka dhashey weerarkii lagu qaaday Hotel Village Boosaaso
Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib weerar ku qaaday Hotel Village ee ku yaala magaalada Boosaaso, iyadoo weerarka uu sababay dhimasho. Saraakiisha Puntland […]
Dhagays: Warbixin: Maamulka Jubbaland oo Caburin Toos ah ku Haya Wariyaasha Madaxa Banaan ee Kismaayo Ka Howlgala.
Somalia oo ka mid ah Meelaha ugu Badan ee lagu dhibaateeyo Wariyaasha Madaxa Banaan ee ushaqeeya Bulshada ayaa Dhawaan Mar kale Maamulka Jubbaland waxa uu […]
Maqal Muqaal:Musharaxiinta isbadal doonka oo isku raacay in codka loogu shubo Musharaxa ugu cod badan wareega Labaad
Musharaxiinta isbadal doonka ah oo isku raacay in codka loogu shubo Musharaxa ugu codka badan wareega Labaad si loo helo isbadal madaama umada soomaliyeed ku […]
Musharax shiiq shariif oo Kadigay in Musuq Maasuq Lagu sameeyo Doorashada
Musharax Shiiq shariif sh axmed ayaa Kadigay in Musuq Maasuq Lagu sameeyo Doorashada sababto ah laguma kalsoonaan karo raga xunkunka haya oo waqtigooda dhamaadey, waxaa […]
Dagaaal Culus oo ay soo qaadeen alshabab ayaa Caawa Ka Socda Ceelasha Biyaha
Degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka soconayo Caawa Dagaal Xoog leh oo u dhexeeya Ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab, Dagaalka ayaa […]
75 Xildhibaan iyo Xasan shiiq oo Ku shiray Hoteelka SYl ee Muqdisho
Xildhibaanada taageersan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku shirsan Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho halka sidoo kale Hoteello uu ka mid yahay Hoteel Jazeera […]