Articles by admin
Maqal iyo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee jubaland oo ku dhawaaqay Roob doon
Dalka soomaliya waxaa kajirta abaar aad xun oo dhib ku haysa xoolaha iyo dadka, meelaha qaarkoodna waxa laga sheegayaa in dad badan udhinteen Gaajo iyo […]
Maqal iyo Muuqaal: Shirka Hormuud oooo iska fogeysan inay boobtey Dhulkii Cabdi Xoosh
Dhawaan bay ahayd markii lagu eedeyey shirkada hormuud iyo Hagaamiyaheeda Axmed Nuur Jimcaale inay si bareer ah ay dhaceen dhulkii uu laha ganacsade Cabdi Xoosh […]
Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dadweynihii ugu badnaa Garowe waxa uu kala qaybgalay Roobdoon
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, xubno katirsan golayaasha dowladda, isimo iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa […]
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa la kulmay Shaqaalaha Xafiiska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wuxuna kala hadlay dar-dar gelinta […]
Sarkaal Itoobiyaan ah oo isku del-delay Garbaharay kadib Markii soo wajahday nolol Xumo
Wararka ka imanaya degmada Garbaharey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu isku del-delay Sarkaal Itoobiyaan ah oo ka mid ahaa Ciidamada Itoobiya ee […]
Dhageso: 24 Qof oo u geeriyooday shuban biyood iyo Haraad ay keentay abaarta ka jirta Soomaliya
Soomaliya waxaa kajirta abaar xun oo dadkii iyo xoolaha dhameysey, waxay abaartaan ku naf waayey dad kala duwan wayeel,acruur,haween dhalinyaro, waxayna kaloo dhameysey xoolihii. Hoos […]
Maqal iyo Muqaal:Nicaan Yurub Geenyo iyo kuwa kale oo laga saarey kooxda xidaha Madama Xamer Tageen
Kooxda Xidigaha ayaa waxay ee Hargeysa ayaa waxay isu badaleen siyaayiin waxayna sheegeen ineysan ka mid aheyn fanaaninta Yurub Geenyo iyo Nimcaan Hilaac, ka saritaankan […]