Maqal iyo Muqaal:Nicaan Yurub Geenyo iyo kuwa kale oo laga saarey kooxda xidaha Madama Xamer Tageen

Kooxda Xidigaha ayaa waxay ee Hargeysa ayaa waxay isu badaleen siyaayiin waxayna sheegeen ineysan ka mid aheyn fanaaninta Yurub Geenyo iyo Nimcaan Hilaac, ka saritaankan kooxda xidigaha ayaa ka dambeysay kadib markii ay Muqdisho tageen .

Nimcaan iyo Geenyo ayaa waayadan ku sugna Muqdisho waxana ay qaadeen heeso iyagoo huwan calanka Soomaaliya iyo showyo taas oo loo aaneynayo ka saaridooda kooxda, Yurub Geenyo ayaa dhawaan muuqaaladeeda baraha bulshada lagu baahiyey iyadoo ka qeybgalaysa munaasabadi caleema saarka madaxweyne Farmaajo,

Fanaanka wayn ee Nimcaan ayaa mudooyinkaan dambe kusugnaa Muqdisho arintaan ayaa fadexad wayn ku noqonysa kooxda xidigaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.