Maqal iyo Muuqaal: Shirka Hormuud oooo iska fogeysan inay boobtey Dhulkii Cabdi Xoosh

Dhawaan bay ahayd markii lagu eedeyey shirkada hormuud iyo Hagaamiyaheeda Axmed Nuur Jimcaale inay si bareer ah ay dhaceen dhulkii uu laha ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir, wakiilka axmed nuur Jimcaale aya sheegay inay dhulkaan siafo sharci ah kusoo galay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.