Maqal iyo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee jubaland oo ku dhawaaqay Roob doon

sayid

Dalka soomaliya waxaa kajirta abaar aad xun oo dhib ku haysa xoolaha iyo dadka, meelaha qaarkoodna waxa laga sheegayaa in dad badan udhinteen Gaajo iyo haraad qaarna shubana biyood, Maxayne Kuxigeen kowad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kudhawaqay in salaad roob doona latukado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.