Sarkaal Itoobiyaan ah oo isku del-delay Garbaharay kadib Markii soo wajahday nolol Xumo

itoobiya

Wararka ka imanaya degmada Garbaharey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu isku del-delay Sarkaal Itoobiyaan ah oo ka mid ahaa Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolkaas.

Sarkaalkan oo ka mid ahaa Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Garbahaarreey ee Gobolka Gedo ayaa waxuu isu dal dalay sida lasheegay nolol xumo soo wajahday ciidamada halkaas ku sugan kadib markii ay ku yaraatey cuntadii iyo daawadii ay heli jireen waxaa kaloo intii mudo ah aysan qaadan Mushaar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.