Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dadweynihii ugu badnaa Garowe waxa uu kala qaybgalay Roobdoon

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, xubno katirsan golayaasha dowladda, isimo iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa kasoo qayb galay Salaad Roob doon ah ayaa maanta ka dhacday magaalada Garowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.