Articles by admin
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa la kulmay Shaqaalaha Xafiiska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wuxuna kala hadlay dar-dar gelinta […]
Sarkaal Itoobiyaan ah oo isku del-delay Garbaharay kadib Markii soo wajahday nolol Xumo
Wararka ka imanaya degmada Garbaharey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu isku del-delay Sarkaal Itoobiyaan ah oo ka mid ahaa Ciidamada Itoobiya ee […]
Dhageso: 24 Qof oo u geeriyooday shuban biyood iyo Haraad ay keentay abaarta ka jirta Soomaliya
Soomaliya waxaa kajirta abaar xun oo dadkii iyo xoolaha dhameysey, waxay abaartaan ku naf waayey dad kala duwan wayeel,acruur,haween dhalinyaro, waxayna kaloo dhameysey xoolihii. Hoos […]
Maqal iyo Muqaal:Nicaan Yurub Geenyo iyo kuwa kale oo laga saarey kooxda xidaha Madama Xamer Tageen
Kooxda Xidigaha ayaa waxay ee Hargeysa ayaa waxay isu badaleen siyaayiin waxayna sheegeen ineysan ka mid aheyn fanaaninta Yurub Geenyo iyo Nimcaan Hilaac, ka saritaankan […]
Video+Masawiro:Fadlan Kaqayb qaado gurmada abaaraha kajira Soomaliya
Abaaro ba’an ayaa waxa ay halakeeyeen qeyba badan oo ka mid ah Soomaaliya Abaarahaasi ayaa sameeyay dad iyo dunyaba waxaana si xooga u dhimanaya xoolihii […]
Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Musaafurisay Keenyaan Sharci daro Ku joogal Somaliya
Labadaan Nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Keenya ayaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya maanta dalka ka musaafurisay, labadaan nin oo Keenyanka ah […]
Muuqal:Saafarada Maraykanka oo kulan u qabatay Haweenka Labada Aqalk
Dumar ah oo isugu jira Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Golaha shacabka ayaa kulan looga hadlayay sidii ay u sameysan lahaayeen qorsho lagu horumarinayo […]