Articles by admin
Daawo:Qabkii Raysawasaare Khayre oo Hadal qaymo leh Ujeediyey Dhalinyarada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga wada tashanayey sidii loo sameyn lahaa siyaasad mideysan oo […]
Maqal iyo Muuqaal:Xildhibaan Maxmaed oo kashifay Dhibka Axmed Madoobe Kuhayo Bulshada Jubbaland iyo Garasho La’aanta Xildhibanada Jubbaland
Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo ka tirsan xildhibaanada Maamulka Jubbaland ayaa markii labaad ka hadlay Xaalada Mugdiga ah ee ay kusugan tahay Bulshada juubaland iyo […]
Muuqaal: Ethiopia Oo shamiito usoo iib Keenaysa Suuqyada Somaliland
Xaflad ay ku qabatey Dowlada Itoobiya Magaaalada Haygaysa oo ka qayb galeen madaxda kala duwan ee Soomaliland ayaa waxaa lagu soo bandhigay wax soo saarka […]
Dhageyso:Wasiir Aniiso oo Raga Waxba ula Harin
Wasiirka horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska ee Maamulka Puntland Aniso Cabduqaadir Xaaji Muumin oo warbaahinta kula hadashay degmada Burtinle Gobolka Nugaal ayaa si kulul u […]
Muqaal:Gudoomiyaha Doolow oo Booqaday Beeraha
Degmada Doolow waxay kucaan tahay Beeraha waxaana Mara Wabiga Jubba Maal mihii Dambana waxaa Ka da’ay roob, Gudoomiyaha degmada doolow Iidle Xasan Cabdulaahi ayaa waxuu […]
Haweeney 80 Jir ah oo Walalkeed Gowracay Kadib Muran soo kala dhexgalay “Sawiro”
Wararka aanu kahelayno Degmada Afgooye ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas nin oday ah uu ku Gowracay Walaashiis oo 82 jir aheyd, hawenayda la gowracay […]
Dhabad Deeq Daawo ah ayaa lagaarsiiyey oo Katamid dhalinyarada Caawi walaalkaa
Dedagmada Dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagaarsiiyay deeq daawo ah o katimid dhalinyaro Caaawi walalkaa kuwasi oo ka shaqeeya sidii ay u caawin lahaayeen […]
Madaxweyne Soomaliya oo Kormaaray kaydka raashinka Ciidanak Xooga Dalka Video+Sawirro
Madaxweynaha amhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaala magaalada Muqdisho, Madaxweynaha ayaa […]
Daawo:Hargaysa Dr Bulxan Oo loo diiday inuu Muqdisho Kasoo iibiyo Qadiyada Soomaliland
Dr Xuseen Cabdulaahi Bulxan oo kal hore shaaciyey inuu Muqdisho utagi doono si uu Dowlada Soomaliya iyo shacabkeeda uga soo dhaadhicin lahaa qadiyadayada Soomaliland ee […]