Muuqaal: Ethiopia Oo shamiito usoo iib Keenaysa Suuqyada Somaliland

itobiya

Xaflad ay ku qabatey Dowlada Itoobiya Magaaalada Haygaysa oo ka qayb galeen madaxda kala duwan ee Soomaliland ayaa waxaa lagu soo bandhigay wax soo saarka shirkada Sibirka ee Jig jiga taasoo larabo in loo iib geeyo Suuqyada Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.