Maqal iyo Muuqaal:Xildhibaan Maxmaed oo kashifay Dhibka Axmed Madoobe Kuhayo Bulshada Jubbaland iyo Garasho La’aanta Xildhibanada Jubbaland

xil

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo ka tirsan xildhibaanada Maamulka Jubbaland ayaa markii labaad ka hadlay Xaalada Mugdiga ah ee ay kusugan tahay Bulshada juubaland iyo dhibaatada uu Ku hayo Axmed Madoobe, Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf ayaa waxuu si qoto dheer uga Hadlay Fadhiidnimda Maamulka Jubbaland iyo Garsho la’aan Xildhibanada Juubaland oo gudan waayey masuuliyadii xildhibanimo oo sidii xoolo Guryo ugu xiran Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.