Dhabad Deeq Daawo ah ayaa lagaarsiiyey oo Katamid dhalinyarada Caawi walaalkaa

far

Dedagmada Dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagaarsiiyay deeq daawo ah o katimid dhalinyaro Caaawi walalkaa kuwasi oo ka shaqeeya sidii ay u caawin lahaayeen Umada Soomaliyeed ee dhibaateysa, Maamulka Isbitaalka Degmada Dhabad ayaa sheegay inay baahi wayn uqabeen dawadaan madaama ay jiifaan bukaano badan oo la ildaran xanuuno kale duwan.

Farxiya Jayte shire oo ayaa ku wareejisey Daawdaan maamulka isbitaalka Dagmada Dhabad ayakoo u mahad celiyay dhinacoodaa dhalinyaradii iyo cid walba oo ka qeyb qaaadatay waxayna ugu baaqeen dowlada Soomaliyeed iyo Muslimiinta dhamaantood in gurmad lala soo gaaro Isbitaalka Degmada Dhabad Madaama Baahiyo Badan kajiraan.dawo

daa

d

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.