Haweeney 80 Jir ah oo Walalkeed Gowracay Kadib Muran soo kala dhexgalay “Sawiro”

Wararka aanu kahelayno Degmada Afgooye ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas nin oday ah uu ku Gowracay Walaashiis oo 82 jir aheyd, hawenayda la gowracay ayaa la sheegay in uu soo kala dhax galay Muran ku aadan dhaxal dhul beereed.
Ciidamada Booliska Degmada Afgooyea ayaa gacanta kusoo dhigay gacan kudhiiglahas walaashiis gowracay arintaan ayaa noqnaysa wax ku cusub Bulshada soomaliyeed dhexdeeda.
dil

dil

dil

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.