Muqaal:Gudoomiyaha Doolow oo Booqaday Beeraha

beer

Degmada Doolow waxay kucaan tahay Beeraha waxaana Mara Wabiga Jubba Maal mihii Dambana waxaa Ka da’ay roob, Gudoomiyaha degmada doolow Iidle Xasan Cabdulaahi ayaa waxuu kor meer kutagay beeraha ku hareereysan Degmada Doolow asagoo u kuur galaya xalada ay kusugan yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.