Daawo:Hargaysa Dr Bulxan Oo loo diiday inuu Muqdisho Kasoo iibiyo Qadiyada Soomaliland

Dr Xuseen Cabdulaahi Bulxan oo kal hore shaaciyey inuu Muqdisho utagi doono si uu Dowlada Soomaliya iyo shacabkeeda uga soo dhaadhicin lahaa qadiyadayada Soomaliland ee gooni goosiga madaama Soomaliya wax naga dhexeeyaan ayaa loo diiday inuu hargayso kabaxo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.