Madaxwayne Kuxigeenka Puntaland oo Xariga Kajaray Hotel Cusub “sawiro”

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha,Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa xariga ka jaray Hotel cusub oo laga Hirgaliyey Garoowe, Hoteelkaan oo layiraahdo Grand Hotel oo si casri ah loo dhisay ayaa kamid ah Hoteelada ugu qurxoon Soomaliya.

Xafladii Furitaanka Hoteelkaan waxaa Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ku waheliyey Wasiiro,Xildhibaano,Ganacsato,Waxgarad
gare

garow

gar

gar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.