Shir Loogu Hadlaayo Dib U Eegis Lagu Sameynayo Xeerka Saxaafada oo Muqdisho Ka Furmay

Raisulwasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaliya ayaa maanta Magaalada muqdisho ka Furey Shir loogu hadlaayo dib U Eegis lagu sameynaayo Xeerka Saxaafada Soomaliya iyo Qodobo Quseeya Warbaahinta Gaar ah, Shirkaan waxaa ka qeyb galay wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaliya iyo wasiiradda Warfaafinta Maamul Goboleedyadda dalka ka jira, intuu socday kulanka ayaa diiradda lagu saaray qodobo u baahan In wax ka badal lagu sameeyo iyo Qodobo Quseeya Warbaahinta Gaar ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.