Articles by admin
Daawo:P&O Ports oo dhisaysay Dekada Bosaso ayaa sheegtay lacag kayar tii Gaas uu sheegay inay kubaxayso dekada Bosaso iyo dadka dekada udhow oo meel kale lagaynayo
Shirkadda DP WORLD, ayaa maanta la wareegaysa maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Shirkadda DP WORLD, ayaa dhaqaale dhan 336 Milyan oo Doolar […]
Daawo:Dowlada Soomaliya oo shaacisey in Wasiirka Gaashandhiga Soomaliya shaqadii iska Casilay Arimo isaga ugaara
Dowlada Soomaliya ayaa sheegtay in Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed oo shaqda iskaga Tagay arimo isaga u gaara waxayna urajeeyeen guul iyo wanaag.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa is casilay Arimo asaga uqaasa awgeed
Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa Goor Dhow ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ,waxaana casilaadiisa u gudbiyey i Golaha […]
Maqaal:Degmada Baladxawo waa degmo sadex xagal ah dhacdana xaduuda wadamada Kenya degmada Mandheera iyo Ethiopia W/q Shueb Abdullahi Abdulle
Degmada Baladxawo oo ah degmo sadex xagal ah dhacdana xaduuda wadamada Kenya degmada Mandheera iyo Ethiopia oo Suufka ah. Baladxaawo ayaa waxaa degmo ahaan u […]
Daawo:Shirkada Dp World oo Dekada Boosaaso La wareegtay
Shirkadda DP WORLD, ayaa maanta la wareegaysa maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Shirkadda DP WORLD, ayaa dhaqaale dhan 336 Milyan oo Doolar […]
Dhageyso:Raysawasare Khayre Ma ogalaanayo Dhaliil Ujeedo Gaar ah leh oo Lagu Fushanayo Dano qaas ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo Xalay Qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Munaasabad lagu Xuska Calanka Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Muqdidsho […]
Dhageyso:Kulan Lagu dhiiro galinaayo Waxbarashada Gabdhaha ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq e
Kulan ku saabsanaa dhiiri galinta Waxbarashada Gabdhaha ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda RADO oo howlo […]
Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iran oo lagu magacaabo Bahram Qassemi ayaa cambaareeyay howlgalkii 8-dii bishan Ciidamada maamulka Puntland ay ku soo qabteen […]
Guddiga doorashada Kenya oo sheegay in doorasha la qaban doono
Guddiga Doorashada ee dalka Kenya ayaa waxay shaaca ka qaadeen in doorashada loo balansan yahay in ay dalka ka dhacdo 26 bishan ay sii socon […]
Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo Xalay Qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Munaasabad lagu Xuska Calanka Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Muqdidsho […]
Xuska Maalinta Calanka Soomaaliya oo Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xubno katirsan goleyaasha dowladda, guddoomiyaha gobalka banaadir, fanaaniin iyo boqolaal dadweyne ah ayaa Xalay ka qayb galay […]
Ciidamada Xasilinta oo qabtay Gaari uu lahaa Guddoomiye lagu dilay Degmada Deyniile
Howlgal ay ka sameeyeen Duleedka Magaalada Muqdisho Ciidamada Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayey ku soo qab qabteen Tiro dad ah iyo Gaari uu lahaa Alle ha […]