Daawo:Shirkada Dp World oo Dekada Boosaaso La wareegtay

Shirkadda DP WORLD, ayaa maanta la wareegaysa maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Shirkadda DP WORLD, ayaa dhaqaale dhan 336 Milyan oo Doolar ku Maalgalinaysa Dhismaha Dekeda Boosaaso, waxaana dhismuhu uu u kala baxayaa laba waji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.