Daawo:P&O Ports oo dhisaysay Dekada Bosaso ayaa sheegtay lacag kayar tii Gaas uu sheegay inay kubaxayso dekada Bosaso iyo dadka dekada udhow oo meel kale lagaynayo

bosaso

Shirkadda DP WORLD, ayaa maanta la wareegaysa maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Shirkadda DP WORLD, ayaa dhaqaale dhan 336 Milyan oo Doolar ku Maalgalinaysa Dhismaha Dekeda Boosaaso,.

Websitka Shirkada P&O Ports ayaa waxaa lagau soo qoray inay ku mal galinayaan lacag Kayar Tan Puntland Sheegtay oo ah 136 Milyan meesha Puntalnd ka sheegtay 336 Milyan, shirka ayaa waynaysa dekada waxayna sameynaysaa meelo marakiibto ku sugaan,mashinada koteenarada qaada “Crane” iyo Computero dakada looga shaqeeyo.

Shirkada ayaa sheegtay in dadka dekada ka ag dhow la raraayo waxaa kaloo dhismaha dekada laga faa’iidaa.

  • Shaqo abuur
  • Ceel biyood dadka iyo xoolaha ka cabaan
  • dhqatar caafimaadoo  wareega

waa taan Websiteka shirkaga
http://poports.com/media/po-ports-wins-30-year-concession-for-port-of-bosasso-in-puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.