Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa is casilay Arimo asaga uqaasa awgeed

wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa Goor Dhow ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ,waxaana  casilaadiisa u gudbiyey i Golaha Wasiiradda Soomaaliya waana laga aqbalay.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa shaqada uga tagay arimo isaga uqaasa.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.