Articles by admin
Golaha Wasiirada XFS Oo Kulankooda Tobaadlaha Ahaa Ayaa Kaga Hadlay Qodobo Xasaasi ah
Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu bilowgii shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar), halka […]
Daawo:Barnamijka Tariikhda iyo Hormarka Degmada Cabudwaq waxaa soo diyaariyey wariye Mahad Bashiir
Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay horumar ka sameysey dhinacyo badan Sida Waxbarashada,Caafimaadka,Gancsiga iyo Biyaha, Wariye Mahad Bashiir ayaa waxuu ka diyaariyey Barmaaij gaara […]
Daawo:Madaxweyne Muse Biixi & C.raxman Ciro Oo Kulankii Ugu Horeyey Yeeshay Ka Dib Natijada Dorashada
Madaxweynaha Somaliland dhawaan doorteen Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo saraakiil kale oo xisbigaas […]
Mayorka Magaalada Muqdisho oo la kulmay Safiirka dalka Turkiga
Guddomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaaaliya Olgan Bekar waxayna ka wada […]
Maqal iyo Muuqaal :Munaasabad lagu soo dhaweynayay Dhalashada Bisha Mowliid ayaa lagu qabtay Dugsiga Sare ee Shire Jaamac Axmed ee Magaalada Caabudwaaq.
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Dhalahsada Bisha Mowliid ayaa lagu qabtay Dugsiga Sare ee Shire Jaamac Axmed ee Magaalada Caabudwaaq waxaana ka qayb galay qaybaha kala […]
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray
Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti iyi wafdi uu hoggaaminayo ayaa barkhanimadii maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha […]
Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Dowladda ku Eedeeyay in ay ka baxday heshiiskii ay la galayn.
Madaxda Maamul Gobaleedyada ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay ku sheegayaan in ay Dowladda Soomaaliya ka baxday heshiiskii ay dhawaan la galayn kaas […]
Shiinaha oo 2 Milyan ugu deeqay Caruurta Soomaaliyeed
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian ayaa ku dhawaaqay in Dowladda Shiinaha ay Laba Milyan oo Dollar ugu deeqday caruurta Soomaaliyeed ee u baahan gar […]
Shabaabkii Gaaray Degmada Matabaan oo xalay ka baxay
Guddoomiye ku xigeynka Degmada Matabaan Ducaale Aadan Cabdi oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in Al-Shabaabkii shalay iyo Habeen hore soo galay […]
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho ku soo wajahan
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimadda uu soo gaaro wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti. Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti waxaa ka […]