Daawo:Madaxweyne Muse Biixi & C.raxman Ciro Oo Kulankii Ugu Horeyey Yeeshay Ka Dib Natijada Dorashada

ciro

Madaxweynaha Somaliland dhawaan doorteen Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo saraakiil kale oo xisbigaas ka tirsan.

Kulanka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha xisbiga Wadani dhexmaray oo ka dhacay duleedka xaabashii Marxuum Axmed-yaasiin Gabay “xaddi”  oo maanta aas qaran oo loogu sameeyey xabaalaha Naasa-hablood ee magaalada Hargeysa ,    waxaana kulankaas Madaxweynaha iyo Guddoomiyuhu ku muujiyeen inay diyaar u yihiin wada shaqayn iyo ka wada qaybqaadashada hawlaha dhismaha iyo horumarinta qarannimada Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.