Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Dowladda ku Eedeeyay in ay ka baxday heshiiskii ay la galayn.

goboleed

Madaxda Maamul Gobaleedyada ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay ku sheegayaan in ay Dowladda Soomaaliya ka baxday heshiiskii ay dhawaan la galayn kaas oo lagu xaliyay khilaafkii ka dhax jiray Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul Gobaleedyada.
C-wali Maxamed Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ayaa soo saaray War qoraal ah ee uu ku dalbanayo in la joojiyo Hindise Sharciyeedka hor yaalo Baarlamaanka Golaha Shacabka loona baahan yahay in marka hore laga tala Giliyo Maamul Gobaleedyada sidii lagu heshiiyay Kulankii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho.
Hoos ka aqriso War-Saxaafadeedka ay soo saareyn

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.