Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

PHOTO NEWS: Masjid cusub oo laga furay magaalada Baardheere ee gobalka Gedo

30th May 2016 admin 0

Masjid loogu magac darey Macalin Aaden Xareed oo  laga furey Xaafada Buulogaras ee Magaalada Baardheere

Xildhibaan Xoosh Jibriil “Guddoomiye Jowaari Madaxtoyada ayuu lasaftay ”

30th May 2016 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka uu ku fashilmay shaqadiisa isla markaana uu la saftay madaxtooyada iyo beesha caalamka sidda uu hadalka […]

Daawo Sawirro: Dadkii ka dambeeyay qaraxii Daallo oo la xukumay

30th May 2016 admin 0

Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay in ay ka dambeeyeen weerarkii lagu […]

War saxaafadeed-Xiriirka Kubadda Cagta Puntland Oo Magacaabay 7 Kooxood ee Noqonaya Seri A-da.

30th May 2016 admin 0

  Xiriirka kubadda cagta ee dowladda Puntland ayaa maanta kudhawaaqay todobad kooxood ee loo aqoonsan doono inay yihiin kooxaha heerka koowaad iyadoona saddex kamid ah […]

sayid

DAAWO: Ciyaar lagu soo dhaweeynayo xukuumadda Jubaland oo lagu qabtay Doolow

30th May 2016 admin 0

MUUQAAL: Ammaanka magaalada Muqdisho oo laga wada hadlay

30th May 2016 admin 1

DAAWO: Puntland oo laga soo dhoweeyay musharrax Maxamed Cabdirisaaq

30th May 2016 admin 1

DAAWO: Qodobada looga hadlayo shirka madasha ee madaxda Soomaalida

30th May 2016 admin 0
xaj

Iiraan oo aan xajka laga soo aadaynin sanadkan sababo la xiriirka khilaafka kala dhaxeeya Sacuudiga

30th May 2016 admin 0

Warbaahinta dalka Iran ayaa ku soo waramaysa in xujaajta u dhalatay dalka Iran aanay sannadkan aadi doonin xajka sababo la xidhiidha is faham waa ka […]

Dagaal ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobalka Bay

30th May 2016 admin 0

Dagaalyahannada Alshabaab ayaa weerar loo adeegsaday qaraxyo ku qaaday degmada Qansaxdheere ee gobalka Bay. Wararka ka imaanaya degmadaasi ayaa sheegaya in weerar muddo kooban socday […]

Kooxda Daacish oo weerar ku qaaday magaalada Hiit ee Ciraaq

29th May 2016 admin 1

Magaalada  hiit oo ku taalla dhinaca galbeed ee dalka Ciraaq waxaa ka soconaya dagaal ay ku qaaday kooxda khilaafada islaamka ee Daacish. Daryanka madaafiic iyo […]

Madaxweyne Xasan SHeekh oo si rasmiya Muqdisho uga furmay shirka madasha+Sawirro

29th May 2016 admin 1

Muqdisho, 29 May 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay Madasha Wadatashiga […]

Daawo Sawirro badan: Muhaajiriin ku dhintay badda Mediterranean-ka.

29th May 2016 admin 0

In kabadan 700 oo muhaajiriin ah ayaa laga walwal qabaa in ay baddu liqday iyaga oo u tahriibaya Yurub, sida laga soo xigtay hay’adda UNHCR […]

SAWIRRO: Wasiirka Maaliyadda oo daah furay mashruuc shaqooyin loogu abuurayo dhalinyarada Soomaaliyeed

29th May 2016 admin 0

Muqdisho, 29, May, 2016….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furaay Barnaamijka Tiir dhexaadka u ah Tayeeynta iyo Fursadaha […]

Daawo Sawirrada: Markab sahay gar gaar sida oo Wasaaradda arrimaha gudaha la wareegtay “SAWIRRO”

29th May 2016 admin 0

Markabkan oo siday 11-kun oo tan oo cunto ah ayaa ka yimid dowlada iyo shacabka Turkiga, waxaana loogu talo galay dadka Soomaaliyeed ee qaarkood ay […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes