Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

jubba

MUUQAAL: Xafladihii tababarka loogu soo xiray ciidamada Booliska Jubbaland

1st June 2016 admin 0

Daawo barnaamij gaar ah: Waa maxay cudurka Kaduudiyowga ee Somalia lagu arkay?

1st June 2016 admin 0
madoobe

DAAWO+XOG: Madaxweyne Axmed oo ka hadlaya safarka uu ku joogo Muqdisho

1st June 2016 admin 0

Taliyaha Guud Ee Laanta Socdaalka Somaliland Ayaa Maanta Berbera ka Furay Xafiis Ay Laanta Socdalka

1st June 2016 admin 0

Daawo: Dagaal Puntland iyo Shabaab Ku dhexmaray Buuralayda Gal gala oo khasaaro dhismasho dhaawac gaystay

1st June 2016 admin 0

Waalid ku sugan Magaalada Baardheere oo Dalbanaya in loo Caawiyo Wiil Xanuunsan muddo ka badan ilaa 20 sanno“SAWIRRO+DHAGEYSO”

31st May 2016 admin 0

C/raxmaan Hure Diiriye waa Ehelka Wiilka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Cawil Axmed Diiriye oo ah Wiil xanuunsan oo curyaan ka ah Lugaha,Gacmaha iyo Hadalka muddo […]

Wada hadallada Somalia iyo Somaliland oo ka furmaya Turkiga

31st May 2016 admin 0

Maanta oo ah Talaado ayaa lagu wadaa in galinka dambe ay wada-hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ay dib Turkiga uga furmaan halkaasoo ay uga qeyb galayaan […]

Dhageyso+Sawirro” Dadka Qaba Cudurka TBda oo ku soo Badanaya degmada Baardheere

31st May 2016 admin 0

Waxaa marba marka dambeysa sii kordhaya tirada dadka la liita Cudurka Qaaxada ee daawooyinka u soo doonanaya Xarun Caafimaad ee ku taala gudaha magaalada Baardheere,taasi […]

Wasaaradda Tamarta oo u jeedisay shirkadaha korontada dalka in qiimo dhimis ay sameeyaan

31st May 2016 admin 0

Wasiiru dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Kheyraatka Biyaha Sahro C/qaadir ayaa maanta kormeer ku tegtay xarunta shirkadda Korontada BECO oo ahayd xarunti hore ee Wakaaladda xoogga […]

dowlada

Shirkii horumarinta kalluumeysiga dalka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

31st May 2016 admin 0

Shirki horumarinta kalluumeysiga ee dowladda Federaalka iyo maamulgoboleedyada dalka uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho. Shirka oo socday muddo sadex maalmood ah […]

muqdisho

Dhageyso: Maqaamka siyaasadeed ee magaalada Muqdisho

31st May 2016 admin 0

MUQDISHO — Hoggaamiyayaasha dawladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa maalintii labaad ku shiraya magaalada Muqdishu iyaga oo isku dayaya inay isla meeldhigaan faahfaahinta qaabka ay doorashadu […]

Warbixin: Barakac ka socda magaalada Fallujah

31st May 2016 admin 0

FALLUJAH — Qoysaska ayaa ka qaxaya magaalada Fallujah ee dalka Ciraq, ayada oo dagaalyahanada kooxda Daacish ay ku qasbayaan inay guryahooda ka baxaan. “Waxaan isku daynay […]

DAAWO: Xukunka maxkamadda ee dadkii lagu helay qaraxii diyaaradda Daallo

31st May 2016 admin 1

Mashaariic hormarmarineed oo laga hirgaliyay degmada Waajid

31st May 2016 admin 0

Mashaariic hormarmarineed oo Dawlada UK ay ka fulisay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta xarigga laga jeray Degmada Waajid waxaey ka mid atahay gobolka […]

biyo

Dadkii ka bara kacay fatahaada wabiga shabeele oo la gaarsiiyey deeq lacag ah

31st May 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes