Maamulka Axmed Madoobe ayaa kismaayo kaga dhaqaay inay Jubbaland inay tahay dowlad yar sidaas darteedna loogu yeeri karin dowlad goboleed.
Gudoomiyaha Barlamaanka Axmed Madoobe ayaa warbaahinta u sheegay Jubbaland in ay dastuurkeeda ka saartay ‘Dowlad-goboleed’ waxanay sheegtey in aan loogu yeeri karin oo ay tahay Dowlad.
Leave a Reply