Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2025

shariif

Daawo:Madaxwaynihii Hore ee Soomaliya oo Lagu Doo Dhaweeyey Dhuusamareeb

31st December 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sharif Sheikh Ahmed oo caasimaadda Dhuusamarreeb u soo […]

xamse

Sawiro:Ra’iisulwasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Shiinaha jooga Soomaaliya

31st December 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu, […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Turkiga

30th December 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta Madaxtooyada […]

Ciro

Xuutiyiinta oo Ka horyimid Aqoonsiga Yahuuda Digniina u Diray Ciro

29th December 2025 admin 0

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa markii ugu horreysay wax ka badan afartan iyo siddeed saacadood ka hadashay aqoonsiga Israel ee Somaliland. War qoraal ah oo uu […]

boqorka

Boqor Burhaan oo Ka Horyimid Damaca Isra’iil Ku doonayso Dhulka Soomaaliya

28th December 2025 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay damaca qalifsan ee yahuudu ku doonayso dhulka Soomaaliya. Dalkeena Soomaaliya oo xornimada qaadatay 1960 waxay muddo dheer la […]

Mursalkhaliif

Xildhibaan Mursal “Yaa Dabanaad Qaadaya Xasan Sheekh inuusan Isra’il Aadanayn

28th December 2025 admin 0

Xildhibaan Mursal Khaliif oo ka tiran barlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa eedeyn ujeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ” Shalay Xasan Sheekh Ethiopia ayuu cadow […]

xasansheekh

Madaxweynaha JFS oo Ka Horyimid Damaca Isra’iil

28th December 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka […]

barlaman

Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyey qaraar ka-hortagga xadgudubka Israa’iil

28th December 2025 admin 0

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta Villa Hargeisa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey […]

XASANSHEEKH

Sawiro:Madaxweynaha JFS oo Wada-tashiyo Qaran la yeeshay Madaxdii hore iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed

27th December 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo difaaca midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, ayaa kulan […]

Ciro

Ictiraafka Yahuuda Soomaaliland Ma Qarniguur Somali Mise Qalbiyada Dareenkeena Buu ISu Keeni!!!

27th December 2025 admin 0

Maanta taariikhdu waa 27/12/ 2025 ilaa shalay waxaa warbaahinta adduunka haysata aqoonsiga Yahuuda ee Soomaalilaandhi oo dad kala duwan iyo dawlado ka hadleen,ilaa hadda ma […]

xasansheekh

Madaxweynaha JFS oo wada-tashi diblomaasiyadeed la yeeshay amiirka dowladda Qatar

27th December 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim binu Xamad. Madaxweynaha ayaa la […]

igad

IGAD oo Ka Soo Horjeesatay Isku Dayga Israa’iil ee Aqoonsiga Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya

27th December 2025 admin 0

Qoraal kasoo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in ururku si dhow ula socdo horumarrada ka socda Geeska Afrika, gaar ahaan hadallo la xiriira […]

Farmaajo

Madaxwaynihii Hore ee Somaaliya oo KanHoryimid Aqoonsiga Maamulka Somaliland

26th December 2025 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war kasoo saaray aqoonsiga isra’iil aqoonsatay Maamulka Somaliland. Madaxwaymhihii hore Farmaajo ayaa yiri “Sharciga caalamiga ah wuxuu […]

xamse

Daawo:Xamse oo Ka Hadlay Doorashadii Muqdisho Ka dhacday

25th December 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa farriin u diray shacabka

shariif

Daawo:Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya oo Ka horyimid Doorashada Muqdisho ka dhacaysa

24th December 2025 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Ka hadlay doorashada Xasan Sheekh bari ku qabanayo muqdisho ayaa yiri “Doorashadda bari waa Mid boob ah, […]

Posts pagination

1 2 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes