Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay xuska maalinta caalamiga ah ee duulista rayidka.
Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa yiri ” Mucaaradka hadii shaki qabaan way cadeyn karaan laakiin Dalka ma dhaqaaqayo macquul ma ahan Qaran dhiska dalkeena yaan mucaarad lagu noqon “
Leave a Reply