Daawo:Boliiska oo Dowlada ku eedeeyey inay ka barakicineysa Dhulkii ay daganayeen illaa 1943

boliis

Booliska Daganaa Xaafadda Sheelare ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay, ganacsato dowlada waraaqo ka wata kuwaas oo boobaysa dhulkooda ay daganaayeen ilaa 1943

Ciidamadaan ka tirsan boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay “Dowladda Soomaaliya ayaa naga barakicineysa Dhulkii aan daganeyn illaa 1943, Intii shabaab banaanka nagu dili lahaayeenna Dhulkeenna ayaan ku dhimaneynaa”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.