Jubbaland oo ku dhawaaqday In ay tahay Dowlad, aan la dhihi Karin Dowlad Goboleed

Axmedmadoobe

Maamulka Axmed Madoobe ayaa kismaayo kaga dhaqaay inay Jubbaland inay tahay dowlad yar sidaas darteedna loogu yeeri karin dowlad goboleed.

Gudoomiyaha Barlamaanka Axmed Madoobe ayaa warbaahinta u sheegay Jubbaland in ay dastuurkeeda ka saartay ‘Dowlad-goboleed’ waxanay sheegtey in aan loogu yeeri karin oo ay tahay Dowlad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.