Hogaamiyaha Koonfurgalbeed Aadan Madoobe ayaa ka hadlay xaalada Amni darada baahsan ee ka jirta Koonfurgalbeed Soomaaliya
Aadan Madoobe ayaa yiri “Guul lama gaari Amniga ka hor wax walbana Amniga ayaa saldhig u ah,Dalkaan Tuulo kasta Dowladda Federalka Masuuliyad ayaa ka saaran” Hoggaamiye Aadan Madoobe.
Leave a Reply