Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2026

shariif

Sheekh Shariif oo War Kasoo Saaray Askariga Sida Xul loo Dilay

10th September 2026 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dilka Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Aano Qabiil loogu dilay Shabeelada Dhexe. “Innaa lillaahi […]

wasiir

Gudoomiye Tiktok oo Ka Halday Calanka Turkiga ee Lagu Gubay Soomaaliya

10th September 2026 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee mudo xileedkiisu dhamaaday Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Tiktok) ayaa ka hadlay xiriirka dhinacyada kala duwan ku dhisan […]

Fartaag

Sawiro:Wasiirka oo Shir Looga Hadlaayo Amniga uga Aayb Galay Shiinaha

10th September 2026 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga Shacabka 2026, oo […]

asluub

Maxaa Ka Dhashay Duqeyntii Taliye Shub?

10th September 2026 admin 0

Waxaan la wada soconaa in duqayntii ka dhacday guriga Taliye Shub ay ka Dhalatay eedaymo iska soo horjeeda oo qolaba qolada kale dusha u saaraysay […]

Aadanmadoobe

Daawo:Aadan Madoobe oo Amniga KGS Kusoo Xawilay Dowlada

9th September 2026 admin 0

Hogaamiyaha Koonfurgalbeed Aadan Madoobe ayaa ka hadlay xaalada Amni darada baahsan ee ka jirta Koonfurgalbeed Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa yiri “Guul lama gaari Amniga ka […]

Xildhibaan Jeesow oo Ka Hadlay Cagafta Xasan Sheekh oo Burburisay Isbaalka Shaafici

9th September 2026 admin 0

Xildhibaan Amiin jeesow ayaa ka hadlay burbur maanta Cagaftii Xasan Sheekh u Gaysatay Isbitaalkii lagu daaweynayey Shacabka Soomaaliyeed ee Shaafici Aadan Dirir. Xildhibaan jeesoow“ Maantana […]

Qaybdiid

Senator Cabdiqaybdiid ayaa ka Tacsiyeeyey Weerarkii lagu Qaaday Taliye Shub

7th September 2026 admin 0

Senator Cabdi Qaybdiid Cawaale ayaa ka Tacsiyeeyey weerarkii Dowladu Soomaaliya ku qaaday gurigii uu ku sugnaa taliyihii hore ee Nabadsugida Soomaaliya Jeneraal Shub kaa

asluub

Jahwareerka Ku Dhacay Shacbiga Soomaaliya iyo Duqaynta Taliye Shub Kadib

6th September 2026 admin 0

Waxay ahayd maalin sadexaad markii ay dhagaha Soomaalida soo gaartay in Taliye Shub lagu duqeeyey Magaalada Dooloow,waxay ahayd yaab iyo argagax ku dhacay qalbiyada dadka […]

Caliwajiis

Daawo:Sheekh Cali Wajiis “Dowlada Xasan Sheekh Cidii Ka Hortimaada Waa Dil

6th September 2026 admin 0

Sheekh Cali Wajiis oo mida Culimada Dowlada Soomaaliya la shaqeeya ayaa ka hadlay sida dowladu ula dhaqmayso mucaaaradka ka aragtida duwan. Sheekh Cali Wajiis ayaa […]

Axmedmadoobe

Jubbaland oo Cambaareysey Weerarkii Turkiga iyo Dowlada Soomaaliya ku qaadeen Doolow

4th September 2026 admin 0

Dowladda Jubaland waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarka duqaynta ee xalay diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Turkiga ay fuliyeen Degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Weerarkan bahalnimada […]

lacag

Daawo:Ciidamada Asluubta oo Mushaar La’aan Ka Cabanaya oo Wadooyinka Muqdisho Xirtay

3rd September 2026 admin 0

Ciidamo ka tirsan Asluubta oo ka cabanaayo in mudo laba sano ah aan la siin wax Mushaar ah ayaa xirtay Wadooyinka gala Xabsiga dhexe ee […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Dalalka Dhex dhexaadka ah

1st September 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, […]

fiqi

Daawo:Wasiirka Fiqi oo Saciid Deni ku eedeeyay inuu la shaqeeyo Burcad badeedda

1st September 2026 admin 0

Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Soomaaliiya ee mudo xileedkeeda dhaamaday Axmed Macalin Fiqi ayaa eedeyn u jeediyey madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni Wasiir fiqi ayaa yiri ” […]

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes