Xildhibaan Amiin jeesow ayaa ka hadlay burbur maanta Cagaftii Xasan Sheekh u Gaysatay Isbitaalkii lagu daaweynayey Shacabka Soomaaliyeed ee Shaafici Aadan Dirir.
Xildhibaan jeesoow“ Maantana wax ay mareysaa in Isbitaalo boqolaal dhaawacyo ah ay yaalaan la burburiyo sida maanta ka dhacday isbitaalka Dr Shaafici diriir sida uusheegay waan nasiibdaro arintaasi “
Leave a Reply