Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee mudo xileedkiisu dhaamaday Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo waqtigiisu dhamaaday ayna soo xaadireen qaar ka mida xildhibaanadadii hore.
Madaxwayne Xasan oo ka hadlaayey damaca Yahuuda ayaa yiri “Israaiil fitnooyinka dunida ka jira ayey ka mid tahay,Xoog,Xeelad iyo Diblomasiyad ayaan u isticmaaleynaa inaysan deegaanadeena tagin,Soomaaliya maanta waa Dal hadla oo leh cod la maqlo”.
Leave a Reply