Madaxwaynihii Galmudug ee Waqtigiisu dhamaaday Axmed Cabdi Kaariye oo Safar ku yimid Muqdiaho ayaa la hadlay cida uu ku wareejiyey xilka Madaxwaynaha Galmudug.
Qoorqoor oo ay garab taagan yihiin Liibaan shuluq iyo Mahad Salaad ayaa yiri “”Caadi iska dhiga Cayaartii waa soo dhamaatay”
Leave a Reply