Guddoomiyaha Xisbiga KAAH ee Soomaaliland oo si cad uga horyimid Safarada magaalada Qudus.

Ciro

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka KAAH ee Soomaaliland Maxamuud Xaaahi ayaa si cad uga horyimid safaarada Israa’iil maamulka Soomaliland ay ka siiyay magaalada Qudus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.