Daawo:Maxamuud Sayid “Qorigii Muuse, Khanyare iyo Xuseen Caydiid wax ku waayeen ayuu xasan la ordayaa

sayid

Madaxwayne Kuxigenka Jubbaland Mudane Maxamud Sayid Aadan oo Kahadlay Sodhawaynti shalay Logu sameyay Degmada Luuq ayaa eedayn u jeediyey Xasan Sheekh.

Maxamuud Sayid ayaa yiri “”MW Xasan Sheekh Waxaa ku cusub in Xoog iyo Hub Wax lagu raadiyo, Shalay Muusa Suudi, Maxamed khanyare Afrax Iyo Xuseen Caydiid ayaa sidaasi Wax ku waayay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.