Guddiga Xuquuqal Insaanka oo Xabsiga ku Booqday Sacdiyo Bajaaj
Guddiga Madaxa-Banaan ee Xuquuqul-Insaanka Qaranka Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda Sacdiyo Macalin Cali ( Sacdiyo Bajaaj) oo ku xiran xabsi Muqdisho ku yaala. Guddiga […]
Guddiga Madaxa-Banaan ee Xuquuqul-Insaanka Qaranka Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda Sacdiyo Macalin Cali ( Sacdiyo Bajaaj) oo ku xiran xabsi Muqdisho ku yaala. Guddiga […]
Dadka tirada yar oo aniga da’dayda ah ma filayo jiilkii aniga iga weynaa in wax la sheegaa ka hareene wax ay ku tilmaaman garan maayaan […]
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Caafimaadka Soomaaliya oo looga hadli doono sidii […]
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa ka hadlay dhibaatada Madaxwayne Xasan Sheekh ku hayo dalka sida boobka, barakacinta shacabka iyo boobka hantida qaranka.
Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa Magaalada 16-bishan Muqdisho kaga dhawaaqay Banaanbax kale oo ka dhana Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Xukuumadiisa
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa farriin u diray dadka Shacabka ah ee guryahooda la burburiyey. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la hadlaayey dadka shacabka ee guryahooda la burburiyey […]
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, ayaa ka hadlay adkeynta amniga Muqdisho iyo habraacyo amni oo la doonayo in ay raacaan dadka […]
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlay xaaladda dalka ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay dhageysiga aragtida siyaasiyiinta ka […]
Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa cambareeyey weerar caawa ciidamo taageersan Madaxwayne Xasan ku Soo qaadeen Dayniile. “Waxaan si adag u cambaareynayaa weerarka […]
Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay Xaalada Dalka iyo Mudoxileedka Madaxwayne Xasan. Xasan Cali Khayre ayaa yiri “Dowladda Meelkasta Isbaaro ayaa […]
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ay waheliyaan Siyaasiyiin ka tirsan Mucaaradka ayaa warbaahinta kula hadlay Muqdisho. Sheekh shariif oo ka hadlaayey xaalada […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee […]
Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes