Daawo:Wararkii ugu danbeeyey dagaal culus oo saaka dhacay magaalada Baydhabo

dagaal

Ciidanka taabacsan Laftagareen ayaa galay gudaha magaalada Baydhabo, gaar ahaana agagaarka loo yaqaano afar Irdoodka, halkaas oo ah xudunta magaalada, ayna ku dhow yihiin xarumaha amniga ilaa wasaaradaha, iyadoo halkaas iska caabin xoogan ka dhacday.

Ciidanka halkan galay ayaa labo dhinac isku jiray koox horey gudaha ugu diyaarsanaa iyo ciidan aroornimadii hore banaan kasoo galay, kuwaas oo jiiray meelihii ay daganayeen ciidamada DFS ay geysay magaaladan markii ay qabsanaysay.

Muuqaalo labaahiyey ayaa muujiyey ciidamada Laftagareen oo gudaha magaalada kusugan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.