Xildhibaan CCW” Waxaan ugu tacsiyaynaynaa Odayaashii dadaalka ay wadeen in uusan mira dhalin

shakuur

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa ka hadlay kulankii u dhaxeeyey Madasha Samatabixinta Soomaaliya iyo ergadii odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee Madaxwayne Xasan Loo diray

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shaluur ayaa yiri ” Waxaan ugu tacsiyaynaynaa Odayaashii dadaalka ay wadeen in uusan mira dhalin, Qof aan dirnay oo nagu soo noqday Waa waynay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.