Garaad Jaamac “Gudigii Hawiye Waa soo dhamaystirmi Waayeen Xasana Talada Dhulka Hadhigo”

garaadjamac

Shirkii Mucaaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee ergo ahaanta ugu tagay Madaxweyne Xasan ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa u sheegay Madasha Samatabixinta Soomaaliya “Gudigii Hawiye ee Wadahadlka qeybta nagala ahaa Waa soo dhamaystirmi waayeen sidaas ayuu wadahadalka ku fashilmay,Madaxwayne Xasana Talada Dhulka ha dhigo.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.