Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdidhakuur oo ka hadlaayey Mudoxileedkii Madaxwayne Xasan iyo Xukuumada oo Dhamaaday ayaa sheegay maalinta la qabanayo bananbaxa ka dhanka ah Xadan Sheekh.
Cabdiraxman Cabdi Shakuur ayaa yiri “Xasan Sheekh sharci-darro ayuu Villa Somalia ku daganyahay anaga ayuu nala mid yahay,4-bisha soo socota ayuu Banaanbaxeenu dhacayaa,Galmudug iyo Hirshabeelle Doorasho aanan talo ku lahayn laguma qaban karo”.
Leave a Reply