Daawo:Sheekh Shariif oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xasan Sheekh

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay xaalada Dalka ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya ee waqtigiisa dhamaaday Xasan Sheekh

Sheekh Shariif ayaa sheegay “Xasan Sheekh wuxuu noqday qof xilkii ka dhamaaday xildhibanada waqtigooda waa dhamaaday Dowladaada waqtigeeda waa dhamaday ilaa iyo hadana ma jirto doorasho lagu heshiiyay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.