Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay xaalada Dalka, mudo xileedkii dowlada oo dhamaaday iyo Bananbac dhacay Bisha soo socota
Xasan Cali Khayre ayaa yiri “Ciidanka qaranka waxaan leeyahay haaka yeelin Xasan Sheekh oo sharci-darro ku jooga Villa Somalia waqtiguna ka dhamaaday inuu shacabka dhibaateeya idin dhaho”.
Leave a Reply