Fartaag oo Mudoxileedkiisii ka Hartay 5 Bari ayaa Digniin u Diray Mucaaradka

Fartaag

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, ayaa ka hadlay adkeynta amniga Muqdisho iyo habraacyo amni oo la doonayo in ay raacaan dadka bannaanbaxa dhigaya.

Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag ayaa shirka jiraa’id ku sheegay in aysan Dowladdu aqbaleyn in lagu xadgudbo amniga caasimadda.

“Dowladdu ma aqbaleyso in lagu xadgudbo amniga Caasimadda Muqdisho, ciddii banaanbax qabsaneysa waa inay raacdo tilmaamaha uu soo jeediyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.