Daawo:C/Cabdi Shakuur “Qof kasta oo la barakiciyey berri imoow Bananbaxa

shakuur

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa farriin u diray dadka Shacabka ah ee guryahooda la burburiyey.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la hadlaayey dadka shacabka ee guryahooda la burburiyey ayaa yiri “Qof kasta oo la barakiciyey berri imoow meeshii lagaa dumiyey oo xaqiina qaata”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.