Daawo:RW Xamsa “Xukuumaddu waxay diyaar u tahay dhageysiga aragtida mucaaradka”

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlay xaaladda dalka ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay dhageysiga aragtida siyaasiyiinta ka aragtida duwan balse aan la aqbali karin in khalkhal la galiyo amniga iyo xasilloonida dalka, isaga oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan amniga iyo dowladnimada .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.