Ra’iisalwasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa ka hadlay Mudo xileedka Dowlada Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamsa: Dastuurka ay ansixiyeen ergadii Soomaaliyeed waxaa inoogu qornaa in muddada xil-heynto ahayd 5 sano kan hadda la ansixiyeyna waa 5 sano.
Leave a Reply